Cumar Dheemow·Feb 1, 2023*Kidiftayee malagu Kidfay*"Lugtan iga qabo nooh waqti baa na hayee", "waan hayaa niyoow isboobsi", "Waaaaw!, Wiriririq! ,dad majoogo miyaa, idaa wacalyahow, iga soo…
Cumar Dheemow·Jan 31, 2023Sooyaalka iyo suugaanta Abshir Bacadle(1946–2010), Q1.Abshir Nuur Faarax Wehliye (Abshir Bacadle) waa laashin, Gabyaa gabayga guuroow ka asli karay, maansayahan geeraarka, jiiftada, shiribka…
Cumar Dheemow·Jan 30, 2023Sooyaalka iyo Suugaanta Laashin Axmedeey C Gaashaan.Axmadeey Cabdi Gaashaan, laashin, maansoyahan iyo kaadir kamid ah kuwa bilay fanka Banaadiriga. Axmadeey waxuu ku dhashay tuulada Cumar…
Cumar Dheemow·Jan 29, 2023Habeenkii aan ciyaal weerada noqday!Jimcihii aan soo baxay kii ka horeeyay, sagootin mar la arag ah ayaa la ii sameeyay. Habeen walba oo jimco soo galayso afar saac camal…
Cumar Dheemow·Jan 29, 2023Sooyaalka iyo suugaanta abw. Taraawiil (1934–2000).Cabdulle Raage Warsame Taraawiil, wuxuu dhashay 1934 si lamid ah Buuni Kaddare oo aan hore uga soo hadalnay. Wuxuu ku dhashay Degmada…
Cumar Dheemow·Jan 29, 2023Sooyaalka afyaqaan Kaddare (1934–2015).Dr. Xuseen Sh Axmed Kadare waa af yaqaan kobo ku darsaday hayaanka af qoraalka iyo hindisiiha, kaalin wayna ku leh heerarkii uu soo maray…
Cumar Dheemow·Dec 21, 2022Maxaad ka taqaanaa kaankaro (Cancer)?Kaankaro! Marka aad maqasho Kaankaro ama kansar maxaa kugu soo dhaco, maxaad isla markiiba garanaysaa oo aad Kansar kaga saari kartaa…
Cumar Dheemow·Nov 27, 2022HAWLGALKII UNOSOM I&IIW/Q: Cumar Dheemow Tar: 04. Sept. 2022 ....................................................... Horraantii 1991-dii Soomaaliya waxaa ka soo…